Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON...

16
Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON AND DISTRICT

Transcript of Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON...

Page 1: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Waxaa soo bandhigay :

JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON AND DISTRICT

Page 2: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Dhacdo badan o la dhihi karo waa xaaladahadegdega ah waxaa ka mid ah:

• Deb/qarax

• Madooyinka halista dhacdada

• Daad ama walaalac siin

• Cimilo Daran (Dabayel Xoogleh, Dabeylo badanoo xoog u socdo,Dabeyl qaboobaha )

• Dhul gariir

• Dhacdadan shucaacu

• Dambiyada dhaqdhaqaaqa

• Diyaarat Qaraxday

Page 3: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis.

Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay askarta, kuwadabka damiya ama in gaari lagugu geeyodhaqtarka.

9-1-1 Adeeg uu heli karo turjubaano ku hadla in ka badan 140 luqadoon. Hadaadan aqoon afkaEnglish ah waxaad weydiisataa qof ku hadli karoafka Somali.

Page 4: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Isdaji marka hore hadal kaaguna waa in uu noqdaa fasiix

U sheeg waxaad u baahan tahay askarta, dab,damiska,ambulance

U sheeg waxaa dhacaaya

Xagee dagan tahay

U sheeg magacaaga iyo telefonkaga

Sii macluumaad dheeraad ah haddii lagu weydiisto

Ha dhigin telefonka ilaa qofka kula hadlaaya uu kugu yiraahdoiska dhig

Page 5: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

• Halkaas maxaa ka dhacay?

• Goormay ayey dhacdey?

• Maxaa hada dhacaya?

• waa kuwa ku lug leh?

• Ma aragtey xabad ama dad ka hadlaaya xabado?

Page 6: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Hadii aad ubaahan tahay in lagugu qaado gaariga isbitaalkaee lagu geeyo isbitaalka dowladda in ta badan weykaabixinaysaa laakiin waa in aad adigana bixisaa wax yar oo ah ($45).

Dhaqtarkii kugu arkey isbitaalka hadii uu yiraahdo gaarigalagugu soo qaaday ma ubaahneyn waxaad bixineysaa lacagtaoo dhan waxayna tahay ($240 ama ka badan).

Page 7: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Korontada way kaa tagi kartaa hadii ay dabeelxoogleh ay baabiso xargaha korontada.

Laga yaabo in ay qaadato saacado badan ama dhoorcisho.Qaboobaha waad in aad iska dhoortaan iyoguryihiinaba.

Soo fiiri dariskaaga haday korontadu u shaqeynaysoiyo hadii kale, hadey u shaqeynayso dhibaatadawaxay ka socotaa gurigaaga kaliya

Laga yaaabe in aad u baahan tahay in aad iskabadasho fuse ka ama waad in aad u yeertaa kuwakorontada sameeya.

Page 8: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay
Page 9: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Diyaari a liiska Prepare a list of the most common risks in your region

and learn about the possible consequences of those risks.

Guriga kormeer hadii aad arkikarto wax qatar ah.Qaado talaabooyin aad ku xafidid wax yaabaha muhiimka ah iyo gurigaaga.

Iska hubso shirkadaada caymiska in ay haystaanwaxyaalo badan ay dadku ku qaabilaan. Hadii aad ka shakinayso wac qofka u shaqeya shirkada, waydii wax ala wixii aad ku qoratey warqadaada in ay kaacawinkaraan.

Page 10: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Go’aan ku saabsan hoyga ku meel gaarka ah- ay ka mid yihiin saaxiibooyinka ama huteelka aad joogaysid dhoorcisho lacala ay idin yiraahdaan ka baxa.

U sheeg reerka wixii lasameyn lahaa hadii ay noqoto sideyuga baxsadaan hadii ay xaalad degdegga ay ku dhacdo.

Marna hasoo laaban meeshaan sabab kasto ay dhacdaba.

Page 11: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Isagoo waxyaabaha daruuriga ah sida aqoonsigashaqsi ahaan gacantiisana waxaa ku jiri doona raaxadaweyn markey xaalad degdegga ah ay timaado.

Waxaad ka iibsan kartaa Xirmooyinka Gargaarkadegdegga ah ee gurigaaga iyo gaarigaaga.

Page 12: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Haddii xaalad degdeg ay ka dhacdo caruurtaada dugsigoodaama xannaanada.

Waad inaad ogaato hadii dugsigu uu kuu sii hayneyaancaruurtaada ilaa qof uu u imaado ama ay yaqaaanan sita lagutago guriga.

◦ Sidii loo hubiyo dugsiga ogyahay macluumaadka xidhiidhkaugu danbeeyey iyo In dadka loo oggal yahay inay aad u uruuriyaan caruurtaada.

◦ See nuqul ka mid ah qorshe qoys oo degdeg.

◦ Soo ogoow wax ku saabsan qorshaha gargaarka degdeggaah ee iskuulka caruurtaada.

◦ Ka caawi caruurta oo dhan say u fahmaan qaylada digniinah.

Page 13: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Shaqada :

Soo ogoo wax ku saabsan qorshaha gargaarka degdegga ah ee aad meshaa u shaqeeso.

Wey dii su’aasha Maxaad sameenkartaa hadii ay maasiibokugu dhacdo?

Waa maxay nidaamka qixidda?

Ma jirtaa goobta shaqada baddelka ee xaaladda degdeggaah kiiska?

◦ In aad lambarada muhiimka ah ay kamid yihiin dabka, askarta, ambalaanska dhig meshaa teleefoonka u dhow

Page 14: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Tababar sameeya reerkaaga hal mar sanadkii

Cusboonee macluumaadka xiriirka ee xubintaqoskaaga iyo adeega gargaarka ee agagaarkaaga.

Cusboonee qoyska xaalada degdega ah iskuulka iyoshaqada

Page 15: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay

Lasoo Hadal John Howard Society of London and District

601 Queens Avenue, London, ON. N6B 1Y9

Tel: 519-438-4168

Website: www. jhslondon.on.ca

http://immigration.london.ca/LMLIP/

www.london.ca

Page 16: Waxaa soo bandhigay : JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON …immigration.london.ca/LMLIP/Publications/Documents/... · Wac 9-1-1 Hadey nolashaadu ay ku jirto halis. Wac 9-1-1 hadaad u baahantahay