Talaalka ka hortagga qaaxada - KNCV Tuberculosefonds · 2019. 10. 8. · Talaalka ka hortagga...

1
GGD Talaalka ka hortagga qaaxada Qaabka aad u daryeeleyso ilmahaaga talaalka ka dib Ilmahaaga gacanta ayaa cirbada looga durayaa. Ilmahaaga wax qando ah uma keeneyso cirbadan. Waxaa 1 bil ka dib ka soo bixi doona nabar yar. Mararka qaarkood waxay qaadataa wakhti dheer. Waxaa ka soo bixi kara dhiig ama malax. Taasi waa caadi. 6 bilood ka dib nabarka wuu baaba’aayaa. Markaa calaamad ayuu isu bedelayaa. Waxaa ka soo bixi kara dhiig ama malax nabarka. Markaa ku dheji faashad qalalan. Ilmahaaga wuu maydhan karaa ama barxada ayuu ku qabaysan karaa. Meesha si taxadar leh u qalaji. Ha u isticmaalin nabarka bomaato, kareem saliid ama sharooto. Ha tuujin nabarka. Warbixin dheeraad ah iyo caawino Waxaad wacdaa GGD. Tusaale haddii aad ka wel welsan tahay nabarka. Ama hadii shiirka/kilkisha ilmahaaga ay soo bararto Telefoonka: Warbixin dheeraad ah: Ma jeceshahay inaad wax badan ka ogaato cudurka qaaxada ama tallaalka cudurka qaaxada? Ka daawo fiidiyeyaasha laga helo tuberculose.nl/video I iskaan gareey 20190903 In samenwerking met de afdeling tuberculose GGD Amsterdam Postbus 146, 2501 CC Den Haag

Transcript of Talaalka ka hortagga qaaxada - KNCV Tuberculosefonds · 2019. 10. 8. · Talaalka ka hortagga...

Page 1: Talaalka ka hortagga qaaxada - KNCV Tuberculosefonds · 2019. 10. 8. · Talaalka ka hortagga qaaxada Qaabka aad u daryeeleyso ilmahaaga talaalka ka dib Ilmahaaga gacanta ayaa cirbada

GGD

Talaalka ka hortagga qaaxada Qaabka aad u daryeeleyso ilmahaaga talaalka ka dib

Ilmahaaga gacanta ayaa cirbada looga durayaa. Ilmahaaga wax qando ah uma keeneyso cirbadan.

Waxaa 1 bil ka dib ka soo bixi doona nabar yar. Mararka qaarkood waxay qaadataa wakhti dheer. Waxaa ka soo bixi kara dhiig ama malax. Taasi waa caadi.

6 bilood ka dib nabarka wuu baaba’aayaa. Markaa calaamad ayuu isu bedelayaa.

Waxaa ka soo bixi kara dhiig ama malax nabarka. Markaa ku dheji faashad qalalan.

Ilmahaaga wuu maydhan karaa ama barxada ayuu ku qabaysan karaa. Meesha si taxadar leh u qalaji.

Ha u isticmaalin nabarka bomaato, kareem saliid ama sharooto. Ha tuujin nabarka.

Warbixin dheeraad ah iyo caawinoWaxaad wacdaa GGD.Tusaale haddii aad ka wel welsan tahay nabarka. Ama hadii shiirka/kilkisha ilmahaaga ay soo bararto

Telefoonka:

Warbixin dheeraad ah:

Ma jeceshahay inaad wax badan ka ogaato cudurka qaaxada ama tallaalka cudurka qaaxada? Ka daawo fiidiyeyaasha laga helo tuberculose.nl/video

I iskaan gareey

2019

0903

In samenwerking met de afdeling tuberculose GGD Amsterdam

Postbus 146, 2501 CC Den Haag