Seattle Fire Department Shattiyada Seattle...sida lagu gaar yeelay Xeerka Dabka Seattle....
Transcript of Seattle Fire Department Shattiyada Seattle...sida lagu gaar yeelay Xeerka Dabka Seattle....
CA
M
5971
Qoraalka Taakuleynta Macaamilka
Seattle Fire Department
Shattiyada Seattle
City of Seattle Fire Prevention Division Fire Department 220 3rd Avenue South
Tijaabinta Nidaamyada Ilaalinta
iyo Nidaamyada Codnaaxinta
Raadiyaha Jawaabista Degdega
Cusbooneysiinta Oktoober 2019
Baahiyaha Koodhka
Nidaamyada ilaalinta dabka (sida digniinaha dabka, filqiyaha casriga nidaamyada iyo beebabka) iyo nidaamyada codnaaxinta raadiyaha jawaabta degdega (BDA/DAS) waxey ka midyihiin walxaha muhiimka ee dhisme kasta ilaalinta nololaha, ilaalinta hantida, iyo bixinta badbaadada jawaabayaasha hore.
Si loo hubiyo nidaamyadan ay shaqeynayaan, Koodhka Dabka wuxuu u baahanyahey "xisbi masuula" si loo ilaaliyo nidaamyadooda ay yihiin xaalad shaqo fiican iyo tijaabada nidaamkooda sanadlaha. Marka loo eego Xeerka Dabka, "xisbiga masuulki" waa mulkiilaha dhismaha, shirkada maamulka dhismaha, ama qofka loogu talogaley-xabagta.
Tijaabada nidaamyada ilaalinta dabka -- sidoo kale la idhaa tijaabada kalsoonida -- waxaa qabta qandaraasleyda qeybta gaarka ah ee heysta Waaxda Dabka Seattle (SFD) shahaadadeeda ama, kiiska nidaamyada codnaaxinta raadiyaha jawaabaha degdega (BDA/DAS), ee dad u qalma sida lagu gaar yeelay Xeerka Dabka Seattle. Tijaabooyinkan way ka duwanyihiin dhismaha caadiga imtixaamistiisa ay qabtaan dab damiyaasha Waaxda Dabka Seattle.
Warbixinada tijaabada iyo ilaalinta waa in loosoo gudbiyaa SFD iyadoo looso marayo iibiyaha xisbiga sadexaad, Injiin Cabashada. Shirkada qabaneysa tijaabada iyo ilaalinta waxey soo gudbin doontaa warbixinaha iyadoo ka dhan ah mulkiilaha dhismaha.
Soo noqnoqodka Tijaabada
Xisbiga ka masuulka, guud ahaan mulkiilaha dhismaha, waa inuu hubiyaa in tijaabada jirta ee nidaamyada ilaalinta dabka dhismaha iyo nidaamyada codnaaxinta raadiya jawaabaha degdega (BDA/DAS) waxey ku dhacdaa inta u dhaxeysa wakhtiyo haboon.
Bogga xita ee Isfahanka Caawinta Macaamilka waxey leedahey sawir tusinaya tijaabada udhaxeysa ee nooc kasta oo nidaam. Marka lagu daro, kuwani waa tijaabooyin sare iyo nidaamyo ilaalineed gaar ah oo ay tahey in la qabto si wakhtiyeysan. Shirkada tijaabada aad shaqaaleysiisey waa iney awoodaan iney bixiyaan xog badan ku saabsan tijaabooyinkan.
Kuxidhis, Magacaabis iyo Baahiyaha Warbixin
Cinwaanada cas/xidhitaanada waxey tilmaamaan in nidaamka la hagaajiyey.
Nashqada cinwaanada iyo xidhitaanada waxaa lagu qoraa Xeerarka
-qeyb ka mid ah taxanaha waaxyada-badan ee ku qoran adeegyada Magaalada iyo shattiyada
SFD Qoraalka Taakuleynta Macaamilka #5971 — Nidaamyada Ilaalinaha Dabka ee Tijaabinta bogga 2aad
goaamada muhiimke hawlgalka si loo hubiyo akhrinta-jawaabta iyo badbaadada degista dhismaha iyo dab damiyaasha.
Jadwal 1: Tijaabooyinka Nidaamyada Loo Baahanyahey iyo Soo noqodka
Ee wakhtiyada iyo xogta ku saabsan sida ogeysiinta Waaxda Dabka Seattle ee hagaajinaha laga qeybqaatey iney dhamaadaan ka badan sideed saacadood, tixraac
9.04 ama booqo websaydkeena: http://www.seattle.gov/fire/systemstesting.
Ogeysii Xisbiyada Kale
Caymislaha, shirkada ogeysiiska, mulkiilaha dhismaha/maamulah, iyo/ama kormeere uun ama taandho ee meelaha la saameynayo waa in sidoo kale la ogeysiiyaa xumaanta lana siiyaa qiyaasta ilaa intee nidaamka(yada) ay noqon karaan kuwa-ka-baxsan adeega. Isla xisbiyadan waa in la ogeysiiyaa marka nidaamka lagu celiyo adeega.
Doorashada Qandaraasle ee Tijaabinta iyo Hagaajinaha
Foomamka warbixinta loo baahanyahey ayaa ku diyaara wabsaydka Waaxda Dabka Seattle: http://www.seattle.gov/fire/systemstesting
Ee SFD loosii marayo waaxda iibiyaha xisbiga sadexaad, thecomplianceengine.com. Shirkada tijaabada waa iney hubisaa in warbixinta tijaabada sanadlaha looso gudbiyey weysaydka iibiyaha xisbiga-sadex inta lagu jiro 7 maalmood kaalandar ee tijaabada sanadlaha. Nidaamyada kuwaasoo ku xidhan casaan waxey heystaan tijaabada warbixintooda ay soo gudbiyeen dhamaadka maalinta tijaabada. Baahiyaha warbixineed dheeraadka ah waxaa laga heli karaan
9.02 Imtixaamis, Tijaabin, Ilaalin iyo Baahiyaha Warbixinta ee Nidaamyada Ilaalinta Dabka iyo Jawaabaha Degdega Nidaamyada Codnaaxiyaha.
Warbixinaha tijaabada kuwaaso looso gudbiyey dhicitaanada Waaxda Dabka Seattle websaydka iibiyaha xisbiga sadexaad waxey waajahaan $10 tijaabo kasta bilaasha, waxaana lagu qori karaa sida tacadiga xeerka dabka ee qoraalka xadiga ganaaxa $373. Shirkada sameynaysa tijaabada waa ka masuul lacagaha dambe iyo ganaaxyada qoraalka.
Maxaa La Sameynayaa Hadii Nidaamkaagu Aanu Si Fican Ushaqeynayn
Hagaaji
Wakhti kasta oo khalad la ogaado nidaamka ilaalinta dabka ama nidaamka xidhiidhada jawaabaha degdega, xisbiga ka masuulka waxaa laga filayaa inuu heysto dhaawaca, dhicista, ama qeybta xun iney hagaajiyaan ama bedelaan si wakhtiyeysan.
Ogeysii SFD
Khalkhalada qaar (nidaamyada cinwaanka cas) waa muhiim iney tahey inaad qaado talaabooyin dheeraad ah. Hadii hagaajin la qorsheeyey ama degdega laga qeybqaado inuu nidaamka adeega ka saaro in ka badan sideed saacadood, Waaxda Dabka Seattle waa in la ogeysiiyaa. Ogeysiiskan wuxuu ogolaadaa waaxda iney qiimeyso halisaha iyo sameynta
LAMA QAADIN MAS'UULIYADDA SHARCIGA: Assistance Memo (CAM) loo isticmaalo in lagu baddalo xeerka iyo sharciyada. Shakhsiyaadka waxay
mas'uul ka yahiin u hoggaansamida dhamaan sharuudaha xeerka iyo sharciyada, haddii lagu sharaxay CAM ama haddii aan lagu sharaxin CAM.
Nooca Nidaamka Soo noqodka Tijaabada
Digniinta Dabka Sannadle (Ikhtiyaari: Rubux dhamaan ee dhismayaasha dalacsiinta-sare)
Bambooyinka Dabka Sannadle
Beebka iyo/ama Golaha Hose Shan Sanadood
Falaadhaha Casriga Sannadle
Injiinka Degdega Sannadle
Maamulka Qiiqa Sannadle
Nidaamyada Qiiqa Sannadle iyo Shan Sannadood
Baxsiyada Dabka Shan Sanadood
Nidaam Dab Damis Casri ah oo Kale
Sannadle (6 bilood ee nidaamyada kiimikada qalalan)
Nidaamka Dhameynta Xadiga Karinta Ganacsiga
Adeegyada loo baahanyahey lix bilood oo kasta
Nidaamka Codnaaxinta Raadiyaha Jawaabaha Degdega (BDA/DAS)
Sannadle
SFD Qoraalka Taakuleynta Macaamilka #5971 — Nidaamyada Ilaalinaha Dabka ee Tijaabinta bogga 3aad
Xisbiga ka masuulka ayaa ka masuula hubinta in tijaabada iyo hagaajinaha ay sameeyeen shakhsiga u qalma. Shaqada nidaamyada ilaalinta waa in la sameeyaa qandaraasyada kaasoo haya shahaadada haboon ee SFD. Ka shaqeynta BDA/DAS nidaamyada raadiyaha waa in la sameeyaa qandaraaslayaasha kuwaaso heysta Liisanka Hawlgalada Xidhiidhada Federaal (FCC GROL) iyo shahaadada soo saaraha ee qalabka. Waaxda Dabka Seattle ma sameyn karto talobixinta gaarka ah ku saabsan shirkadee tijaabo la isticmaalo, laakin bixiya liiska shirkadaha kuwaaso ka shaqeeya farsamo yaqaanada isla caasimada: http://www.seattle.gov/fire/business-services/systems-testing.
Si loo xaqiijiyo farsamo yaqaan gaar ah uu leeyahey shahaadoyinka imika ee noocaaga nidaamka ilaalinta dabka, garaac (206) 386-1351.
Adeecis
Xisbiga masuulka, guud ahaan mulkiilaha dhismaha, waxay heli karaan ogeysiiska sixitaanka ka imanaya Waaxda Dabka Seattle imtixaamaha u baahan tijaabinta, ama ubaahan hagaajinaha sixitaanka khaladaadka. Qoraalka sixitaanka wuxuu sameyn doonaa taariikhda adeecista. Hadii Waaxda Dabka Seattle imtixaanto markale kadib ogeysiiska sixitaanka la ogeysiiyey, iyo tacadiyada aan la sixin inta lagu jiro wakhtiga loogu talogaley, Waaxda Dabka Seattle waxey waajihi kartaa qoraalka xadiga $373. Marka lagu daro, xeerka dabka wuxuu bixiyaa ganaaxyo kale oo rayid iyo ganaaxyo dambiyeed kale kuwaaso la xidhiidhi kara fulinta maxkamada iyo ganaaxitaanka ilaa $1,000 maalintii.
LAMA QAADIN MAS'UULIYADDA SHARCIGA: Assistance Memo (CAM) loo isticmaalo in lagu baddalo xeerka iyo sharciyada. Shakhsiyaadka waxay
mas'uul ka yahiin u hoggaansamida dhamaan sharuudaha xeerka iyo sharciyada, haddii lagu sharaxay CAM ama haddii aan lagu sharaxin CAM.