KORODHKA MIISAANKA EE WAKHTIGA UURKA …€¦ · somalo, spagnolo, tamil, tedesco, tigrino, turco...

2
Nafaqada ku saabsan uurka iyo wakhtiga naas-nuujinta WAXAAN KUU RAJEYNAYNAA WAKHTI UUR IYO NAAS-NUUJIN OO FARXAD LEH! LA XIRIIR Telefoon. +41 (0)58 463 30 33 Iimayl: [email protected] www.blv.admin.ch Albanisch, Arabisch, Deutsch, Französisch, Englisch, Farsi, Italienisch, Portugiesisch, Serbisch, Spanisch, Somali, Tamil, Tigrinya, Türkisch albanais, allemand, anglais, arabe, espagnol, farsi, français, italien, portugais, serbe, somali, tamoul, tigrinya, turc albanese, arabo, francese, inglese, italiano, persiano, portoghese, serbo, somalo, spagnolo, tamil, tedesco, tigrino, turco 1/2017 Art.-Nr. 341.802.SOM KORODHKA MIISAANKA EE WAKHTIGA UURKA Miisaanka caadiga ah, way haboon tahay haddii ay kuu kordhaan inta u dhaxeysa 11 iyo 16 kg kahor dhamaadka uurka. Miisanka kordhay wuu yaranaayaa haddii aad marka horeba buuran/cayilan tahay iyo haddii uu miisaankaagu hooseeyo way kayara badnaan doontaa. Ha qaadan cuntooyin is dhuubneysiin maadaama uu ilmahaagu heli doono nafaqo aad u yar. CUN CUNTOOYIN KALA DUWAN Dhamaan cuntooyinku waxay ku siiyaan nafaqooyin muhiim ah oo kala duwan, haddii aad cunto cuntooyin gaar ah tusaale; waxyaalaha caanaha laga sameeyay, hilib ama kalluun, ka hadal arrinkan marka aad marayso baaritaanada caafimaadka ama tallooyinka nafaqada. Cunida cuntada khudaarta ahi wali waa suurogal wakhtiga uurka iyo wakhtiga naas-nuujinta. Si kastaba ha ahaatee laguma talin inaad cunto, cunto ay gebi-ahaanba ka maqan yihiin waxyaalaha laga sameeyo xoolaha (micnaha: cuntada dadka khudaarta cuna). JIMICSI Hllaali fayo-qabkaaga adigoo si joogto ah u sameynaya jimicsi tusaale, lugee, jimicsiga banaanka lagu sameeyo, jimicsiga hinduuga (yooga) ama aadida tub dheer (socosho). Jimicsigu wuxuu xiiso leeyahay markay cidi kula sameynayso. Si kastaba ha ahaatee wakhtiga uurka, waa inaad iska ilaalisaa inaad qaado wax culus ama isboortiga khatarta ee dhalin kara dhicitaan ama dhaawac. Qoraal faahfaahsan oo ku saabsan mawduucan ayaa si bilaash looga heli karaa BLV. MACLUUMAAD DHEERAAD AH: • Macluumaad caafimaadka oo ku qoran luqado bada: Laanqeyrta Cas ee Swiss: migesplus.ch • Macluumaad ku saabsan xasaasiyada: Xarunta Xasaasiyada ee aha! aha.ch • Tallada Hooyada – iyo Aabaha muetterberatung.ch • Kooxaha wada-hadalada ee dumarka oo ku saabsan kahortaga iyo kor u qaadida caafimaadka oo luqado badan ah: femmestische.ch • Bulshada Nafaqada ee Swiss SGE: sge-ssn.ch • Iskaashatada Umulisooyinka ee Swiss hebamme.ch • Iskaashatada Lataliyayaasha Nafaqada ee Swiss svde-asdd.ch • Kor u qaadida Naas-nuujinta ee Swiss stillfoerderung.ch Bulshooyinka Xirfadoolayaasha ah • Bulshada Cudurada Haweeka iyo Gargaarka Dhalashada ee Swiss SGGG: sggg.ch • Bulshada Dhakhaatiirta Carruurta ee Swiss SGP: swiss-paediatrics.org NADAAFADA Cuntada ceyriinka waxay dabiiciyan sidan kartaa jeermis. Taasi waxay la micno tahay - gaar ahaan wakhtiga uurka waa inaad raacdaa xeerarka nadaafada ee muhiimka ah: si fiican u meydh gacmahaaga iyo qalabka madbakha/kijinka; si gaar ah uga saar cuntada ceyriinka ah cuntooyinka kale; waxyaalaha laga sameeyay xoolaha ku rid talaagada hubso in hilibka, digaaaga, beedka/ukunta iyo kalluunka in ku filan la kuleyliyay. XASAASIYADAHA Kaliya ka fagow cuntooyinka haddii uu dhakhtarkaagu ku sheegay inay leeyihiin xasaasiyad ama u dulqaadasho la‘aan. Haddii kale waxaad xadidi doontaa cuntadaada taas oo aan muhiim ahayn. NAAS-NUUJINTA Naas-nuujintu waa nafaqeynta ugu fiican ee suurogalka ah iyo ugu dabiicisan ee ilmahaagu heli karo, waxaanay isaga ama iyada siisaa bilow nololeed oo fiican. Sida haboon waa inaad kaliya nuujiso (cunto kale ha siin) afarta ilaa lixda bilood ee ugu horeeya. Iskuday inaad lamaanahaaga ku darto cunitaanka cunto isku dheelitiran iyo inuu kula qaato hawo nadiifa. Wakhtiga uurka iyo naas-nuujinta waxaad u baahantay fiitamiino badan iyo badi macdanaha. Baahida loo qabo tamar (kaloori) dheeraad ahi kaliya waxay badataa wixii ka danbeeya bisha afraad ee uurka waxaanay soconaysaa Ilaa iyo dhamaadka uurka iyo wakhtiga naas-nuujinta. Ciir, cantoobo laws ah iyo miro ayaa kugu filan si ay u daboosho baahidan dheeraadka ah.

Transcript of KORODHKA MIISAANKA EE WAKHTIGA UURKA …€¦ · somalo, spagnolo, tamil, tedesco, tigrino, turco...

Nafaqada ku saabsan uurka iyo wakhtiga naas-nuujinta

WAXAAN KUU RAJEYNAYNAA WAKHTI UUR IYO NAAS-NUUJIN OO FARXAD LEH!

LA XIRIIRTelefoon. +41 (0)58 463 30 33 Iimayl: [email protected]

www.blv.admin.ch

Albanisch, Arabisch, Deutsch, Französisch, Englisch, Farsi, Italienisch, Portugiesisch, Serbisch, Spanisch, Somali, Tamil, Tigrinya, Türkisch

albanais, allemand, anglais, arabe, espagnol, farsi, français, italien, portugais, serbe, somali, tamoul, tigrinya, turc

albanese, arabo, francese, inglese, italiano, persiano, portoghese, serbo, somalo, spagnolo, tamil, tedesco, tigrino, turco

1/2017Art.-Nr. 341.802.SOM

KORODHKA MIISAANKA EE WAKHTIGA UURKAMiisaanka caadiga ah, way haboon tahay haddii ay kuu kordhaan inta u dhaxeysa 11 iyo 16 kg kahor dhamaadka uurka. Miisanka kordhay wuu yaranaayaa haddii aad marka horeba buuran/cayilan tahay iyo haddii uu miisaankaagu hooseeyo way kayara badnaan doontaa. Ha qaadan cuntooyin is dhuubneysiin maadaama uu ilmahaagu heli doono nafaqo aad u yar.

CUN CUNTOOYIN KALA DUWANDhamaan cuntooyinku waxay ku siiyaan nafaqooyin muhiim ah oo kala duwan, haddii aad cunto cuntooyin gaar ah tusaale; waxyaalaha caanaha laga sameeyay, hilib ama kalluun, ka hadal arrinkan marka aad marayso baaritaanada caafimaadka ama tallooyinka nafaqada. Cunida cuntada khudaarta ahi wali waa suurogal wakhtiga uurka iyo wakhtiga naas-nuujinta. Si kastaba ha ahaatee laguma talin inaad cunto, cunto ay gebi-ahaanba ka maqan yihiin waxyaalaha laga sameeyo xoolaha (micnaha: cuntada dadka khudaarta cuna).

JIMICSIHllaali fayo-qabkaaga adigoo si joogto ah u sameynaya jimicsi tusaale, lugee, jimicsiga banaanka lagu sameeyo, jimicsiga hinduuga (yooga) ama aadida tub dheer (socosho). Jimicsigu wuxuu xiiso leeyahay markay cidi kula sameynayso. Si kastaba ha ahaatee wakhtiga uurka, waa inaad iska ilaalisaa inaad qaado wax culus ama isboortiga khatarta ee dhalin kara dhicitaan ama dhaawac.

Qoraal faahfaahsan oo ku saabsan mawduucan ayaa si bilaash looga heli karaa BLV.

MACLUUMAAD DHEERAAD AH:• Macluumaad caafimaadka oo ku qoran luqado bada: Laanqeyrta

Cas ee Swiss: migesplus.ch

• Macluumaad ku saabsan xasaasiyada: Xarunta Xasaasiyada ee aha! aha.ch

• Tallada Hooyada – iyo Aabaha muetterberatung.ch

• Kooxaha wada-hadalada ee dumarka oo ku saabsan kahortaga iyo kor u qaadida caafimaadka oo luqado badan ah: femmestische.ch

• Bulshada Nafaqada ee Swiss SGE: sge-ssn.ch

• Iskaashatada Umulisooyinka ee Swiss hebamme.ch

• Iskaashatada Lataliyayaasha Nafaqada ee Swiss svde-asdd.ch

• Kor u qaadida Naas-nuujinta ee Swiss stillfoerderung.ch

Bulshooyinka Xirfadoolayaasha ah

• Bulshada Cudurada Haweeka iyo Gargaarka Dhalashada ee Swiss SGGG: sggg.ch

• Bulshada Dhakhaatiirta Carruurta ee Swiss SGP: swiss-paediatrics.org

NADAAFADACuntada ceyriinka waxay dabiiciyan sidan kartaa jeermis. Taasi waxay la micno tahay - gaar ahaan wakhtiga uurka waa inaad raacdaa xeerarka nadaafada ee muhiimka ah: si fiican u meydh gacmahaaga iyo qalabka madbakha/kijinka; si gaar ah uga saar cuntada ceyriinka ah cuntooyinka kale; waxyaalaha laga sameeyay xoolaha ku rid talaagada hubso in hilibka, digaaaga, beedka/ukunta iyo kalluunka in ku filan la kuleyliyay.

XASAASIYADAHAKaliya ka fagow cuntooyinka haddii uu dhakhtarkaagu ku sheegay inay leeyihiin xasaasiyad ama u dulqaadasho la‘aan. Haddii kale waxaad xadidi doontaa cuntadaada taas oo aan muhiim ahayn.

NAAS-NUUJINTANaas-nuujintu waa nafaqeynta ugu fiican ee suurogalka ah iyo ugu dabiicisan ee ilmahaagu heli karo, waxaanay isaga ama iyada siisaa bilow nololeed oo fiican. Sida haboon waa inaad kaliya nuujiso (cunto kale ha siin) afarta ilaa lixda bilood ee ugu horeeya.

Iskuday inaad lamaanahaaga ku darto cunitaanka cunto isku dheelitiran iyo inuu kula qaato hawo nadiifa.

Wakhtiga uurka iyo naas-nuujinta waxaad u baahantay fiitamiino badan iyo badi macdanaha. Baahida loo qabo tamar (kaloori) dheeraad ahi kaliya waxay badataa wixii ka danbeeya bisha afraad ee uurka waxaanay soconaysaa Ilaa iyo dhamaadka uurka iyo wakhtiga naas-nuujinta. Ciir, cantoobo laws ah iyo miro ayaa kugu filan si ay u daboosho baahidan dheeraadka ah.

SO_MuKi_Leporello.indd 1-5 27.01.17 10:45

Wak

htig

a U

urka

Wak

htig

a N

aas-

nuuj

inta

Cun

tooy

inka

Qaa

do fo

olik

ays

iidh

(folic

aci

d) o

o ah

qaa

bka

kini

inka

(4

00 m

aykr

ogar

aam

maa

lin k

asta

), w

axa

habo

on in

aad

bilo

wdo

mar

ka u

gu h

orey

so e

e aa

d qo

rshe

ynay

so in

aad

ilmo

dhas

ho iy

o ila

a dh

amaa

dka

todo

baad

ka 12

aad

ee

uurk

a fo

olik

ays

iidh

wax

ay m

uhiii

m u

taha

y ko

boca

ca

afim

aadk

a le

h ee

nid

aam

ka d

aree

nka

ilmah

aaga

.

Qaa

do F

iitam

iin D

oo

qaab

dhi

bco

ah, 1

5 m

aykr

ogar

aam

maa

lin k

asta

(600

oo

Cabi

rka

Caal

a mig

a ah

). Fi

itam

iin D

wux

uu m

uhiim

u y

ahay

kob

oca

caaf

imad

ka le

h ee

lafa

ha.

Had

dii a

ad u

baa

hant

ay in

aad

qaad

ato

nafa

qooy

inka

dhe

eraa

dka

ah e

e si

da A

yroo

n,

Om

eega

-3 fa

a ti a

ysiid

h (O

meg

a-3

fatt

y ac

id) a

ma

Fiita

miin

B12

kal

a ha

dal d

hakh

taar

kaag

a am

a la

talin

ta n

afaq

ada

mar

ka a

ad b

ooqa

to.

Istic

maa

l mili

x le

h ay

oodh

ayn.

Om

eega

-3 fa

ati a

ysiid

h ay

aa m

uhiim

u a

h ko

bcah

a ca

afim

aadk

a le

h ee

mas

kaxd

a iy

o in

dhah

a. C

un k

allu

un s

aliid

leh

hal a

ma

laba

jeer

todo

baad

kii i

yo s

aliid

a ra

pese

ed iy

o la

ws

(gaa

r aha

an la

wsk

a dh

irta)

maa

lin k

asta

.

Cab

itaan

ada

• U c

ab s

i aan

joog

to a

hayn

cab

itaan

ada

ay k

u jir

to k

aafe

yn s

ida

qaxw

aha,

Sha

aha

mad

ow

iyo

ka a

khta

rka

ah, s

haah

a la

qab

oojiy

ay, c

abita

anad

a ko

olah

a am

a ca

bita

anad

a qa

xwah

a ca

anah

a-la

gu d

iyaa

riyay

– tu

saal

e; u

gu b

adna

an 2

koo

b oo

qax

we

ah a

ma

ugu

badn

aan

4 ko

ob o

o sh

aah

mad

ow a

ma

akht

ar a

h m

aalin

tiiba

.• K

a fa

gow

cab

itaan

ada

tam

arta

iyo

cabi

taan

ada

ay k

u jii

rto

kuw

inay

n (q

uini

ne) s

ida

biya

ha

toon

ik (t

onic

) am

a lii

n qa

dhaa

dh.

Mira

ha iy

o Kh

udaa

rta

Biyo

soc

da s

i fiic

an u

gu m

eydh

khu

daar

ta, s

alad

hka,

ge

edah

a iy

o m

iraha

.

Caa

naha

iyo

wax

yaal

aha

caan

aha

laga

sam

eeya

y

Ka fa

gow

:∙ C

aana

ha a

an la

kar

karin

∙ Bur

cad

jilic

san

iyo

burc

adka

yar

a jil

icsa

n ee

laga

sa

mee

yay

lo’d

a, id

aha

iyo

caan

aha

riyah

a (c

aana

ha la

ka

rkar

iyay

iyo

kuw

a aa

n la

kar

karin

)∙ F

eta

∙ Bur

cady

ada

bulu

uga

ah s

ida

gorg

onzo

laKu

wa

lagu

taliy

ay w

aa, t

usaa

le.:

∙ Caa

naha

la k

arka

riyay

iyo

kuw

a U

HT

∙ Ciir

, kef

ir (la

ga s

amee

yay

caan

o la

kar

kariy

ay)

∙ Bur

cadk

a la

been

ta s

ida

moz

zare

lla, q

uark

, bur

cadk

a co

ttag

e (la

ga s

amee

yay

caan

o la

kar

kariy

ay)

∙ Bur

cadk

a ad

ag (l

aga

sam

eeya

y ca

ano

la k

arka

riyay

iyo

kuw

o aa

n la

kar

karin

)

Hili

bka,

kal

luun

ka,

beed

kaKa

fago

w w

axya

ala

xool

aha

laga

sam

eeya

y ee

cey

riin

ama

si fi

ican

aan

loo

karin

sid

a:

∙ hili

bka

ceyr

iin∙ h

ilibk

a rid

qan

ee d

uudu

ban

sida

Lan

djag

er, S

alam

i∙ h

ilibk

a do

ofaa

rka

ee c

eyrii

n∙ k

allu

unka

cey

riin

sida

sus

hi, k

allu

unta

qol

ofta

leh

oo

ceyr

iin∙ w

axya

alah

a la

ga s

amee

yo k

allu

un s

ida

kallu

unka

la

qiiji

yay

sida

kal

luun

ada

la q

iijiy

aya

ee s

alm

on a

ma

trou

t∙ W

axya

alah

a le

h be

ed c

eyrii

n tu

saal

e; T

iram

isu<

Ha

cuni

n w

ax b

eer a

h sa

ddex

da b

ilood

ee

ugu

hore

eya

uurk

a. B

eerk

u w

uxuu

ka

koob

anya

y Fi

itam

iino

A ba

dan

kaas

hor

aant

uur

ka h

orse

edi k

ara

cilla

do.

• Kal

iya

cun

mar

-mar

kal

luun

ka tu

una

iyo

kallu

unad

a di

bada

laga

kee

no.

• Kal

luun

ada

lagu

taliy

ay w

aa tu

saal

e; s

alm

on, t

uuna

da q

asaa

cade

ysan

, sar

dine

s,

anch

ovie

s iy

o he

rrin

g.• I

sku

badb

adal

noo

cyad

a ka

lluun

ka e

e ka

la d

uwan

.

Ha

cuni

n si

da d

eera

da, h

ilibk

a de

erad

a am

a du

urjo

ogta

daa

qda.

Wax

ay y

eela

n ka

rtaa

birt

a le

dh ta

as o

o dh

aaw

aci k

arta

nid

aam

ka d

aree

nka

ee il

mah

aaga

.

Cab

itaan

ada

Kham

riga

Ka fa

gow

Ka fa

gow

am

a m

arm

ar c

ab

xadd

i yar

Tuba

akad

a iy

o qi

iqa

tuba

akad

aKa

fago

w

Dh

akh

tark

aaga

am

a ta

llada

naf

aqad

a ka

la h

adal

su

’aal

aha

shak

hsi

ga a

h

(xag

ga h

oose

ka

eeg

wix

ii m

aclu

um

ad in

taa

dhee

r).

LALA

SOC

ON D

OONO

Lag

u ta

liyay

Mar

-mar

Ka

fago

w

BILAABMASHADA NOLOSHA EE UGU FIICANWaxaad ilmahaaga siin kartaa bilaabashada nolosha ee ugu fiican

adigoo qaadanaya cunto isku dheelitiran wakhtiga uurka iyo marka aad

naas-nuujineyso. Ku salee tan sawirka nafaqada ee Swiss: waxaad u

baahantay xaddi badan oo cuntooyinka ku yaala xaga hoose ee sawirka

iyo xaddi yar oo cuntooyinka ku yaala xagga sare.

Wakhtiga uurka isticmaal mabda‘an: Ha cunin in libin laab ah,

cun sidoo in kale cunto libin laab fiican!

MACAANKA & DHANAANKA: oo xaddiyo yar ah.

OILSLE, DUXDA IYO LAWSKA: Maalin kasta 2-3 qaadada miiska ah oo saliidaha khudaarta ah tusaale; saliida rapeseed, saliid saytuun iyo u cun cantaabo yar oo laws ah tusaale; lawska dhirta, subaga/margariin - si aan joogto ahayn.

WAXYAALAHA LAGA SAMEEYO CAANAHA, HILIBKA, KALLUUNKA, BEEDKA & TOOFUU: Maalin kasta 3-4 qeybood of waxyaalaha laga sameeyay caanaha iyo 1 qeyb oo ah hilib/kalluun/beed/toofuu.

WAXYAALAHA LAGA SAMEEYO HEEDA, BARADHADA & DIGIRTA: Maalin kasta 3-4 qeybood tusaale; rooti/bariis/misir/masago/cajiin isku day inaad doorato waxyaalaha laga sameeyay qamadiga.

MIRAHA & IYO KHUDAARTA: ugu yaraan 5 qeybood (5 cantoobo) maalin kasta.

CABITAANADA: Dooro biyo iyo miraha iyo shaaha dabiiciga ah oo aan la macaaneyn. Cab wakhtiga uurka 1.5-2 litir maalintii iyo ugu yaraan 2 litir wakhtiga aad naas-nuujinayso.

TALLOOYINKA UURKA IYO WAKHTIGA NAAS-NUUJINTA

© Swiss Society for Nutrition SSNSwiss Society for Nutrition SSN, Federal Food Safety and Veterinary Office FSVO / 2o11, Federal Food Safety and Veterinary Office FSVO / 2o11

know more – eat better sge-ssn.ch

SO_MuKi_Leporello.indd 6-10 27.01.17 10:46