Goobta Midway Landfill ee Seattle Public Utilities

6
Barnaamijka Nadiifinta Sunta Waxaa la daabacay 20-09-160 SM Janaayo 2020 Boga 1 Goobta Midway Landfill ee Seattle Public Utilities Faalooyinka waxaa la aqbeley: Janaayo 27 – Febraayo 25, 2020 Ku soo gudbi faalooyinka: Online ahaan: http://bit.ly/Ecology- MidwayLandfill-Comments Ama boosta: Mark Adams, Maamulaha Goobta WA Department of Ecology 3190 160 th Avenue SE Bellevue, WA 98008-5452 Taleefanka: (425) 649-7107 Iimeelka: [email protected] Macluumaadka goobta: http://bit.ly/Ecology-MidwayLandfill Aqoonsiga Goobta Xarunta: Lambarka 2043 Aqoonsiga Nadiifinta Goobta: 4729 Waraaqaha naqdinta goobaha: Woodmont Public Library 26809 Pacific Hwy S Des Moines, WA 98198 (253) 839-0121 Ecology-Bellevue Office 3190 160 th Avenue SE Bellevue, WA 98008-5452 Marka aad leedahay balanta, lahadal 425-649-7190 Waraaqaha dadku ay heli karaan ee ay ka faaloon karaan Washington State Department of Ecology waxay u baahan tahay waraaqo kuwaas oo u ogolaanaya in la sameeyo talaabooyinka Goobta Midway Landfill (Goobta). Seattle Public Utilities (City of Seattle) waxay leedahay oo ay ka shaqaysaa Goobta oo waxay samaysay talaabooyinka nadiifinta 1992. Talaabooyinka cusub ee samaynta gaadiidka cusub waxaa kamid ah dhismaha waxyaabaha tareenka fudud ee Sound Transit iyo Washington State Department of Transportation (WSDOT) habeynta jidka ee Isgoyska 5 (I-5) ee xuduudka bariga ee Goobta. Ecology waxa ay u baahan tahay talaabooyinka caafimaadka bilaa aadanka iyo deegaanka inta lagu jiro sameynta iyo marka la sameeyo kadib. Waraaqaha soo socda ayaa la heli karaa si loo eego oo looga faaloodo: Waxka Badalka Wakiilka Ogolaanshaha: waxaa laga bedeley 2006 heshiiska sharciga ah ee u dhaxeeya City of Seattle iyo Ecology. Wakiilka Mustaqbalka ee Ogolaanshaha Iibka: heshiis cusub oo sharci oo u dhaxeeya Sound Transit iyo Ecology. Waxka Badalka Qorshe Hawleedka Nadiifinta: sharaxa talaabooyinka Ecology ay u baahan tahay si ay u samayso isdhaxgelka ee shayada inta lagu jiro iyo kadib marka la sameeyo Goobta. Qorshaha Ka Qaybgalka Shacabka: waraaqaha sheegaya sida dadka ay uga qayb geli karaan nidaamka nadiifinta. Kulamada iyo dhagaysiga shacabka Waxaanu qaban doonaa kulamo shacab iyo dhageysi si aanu u bixino macluumaad dheeraad ah, ka jawaabto su'aalo, oo aanu u soo uruurino faalooyin. Talaado, Febraayo 11, 2020 7 - 9 habeenimo. Des Moines Elementary School 23801 16 th Avenue South Des Moines, WA Adeegyada turjubaada waxaa lagu heli doonaa Isbaanish, Kuuriyaan, iyo Somali. Goobta mustaqbalka ee balaandhinta tareenka fudud Sound Transit iyo

Transcript of Goobta Midway Landfill ee Seattle Public Utilities

Page 1: Goobta Midway Landfill ee Seattle Public Utilities

Barnaamijka Nadiifinta Sunta

Waxaa la daabacay 20-09-160 SM Janaayo 2020 Boga 1

Goobta Midway Landfill ee Seattle Public Utilities

Faalooyinka waxaa la aqbeley:

Janaayo 27 – Febraayo 25, 2020

Ku soo gudbi faalooyinka:

Online ahaan: http://bit.ly/Ecology-MidwayLandfill-Comments

Ama boosta: Mark Adams, Maamulaha Goobta WA Department of Ecology 3190 160th Avenue SE Bellevue, WA 98008-5452 Taleefanka: (425) 649-7107 Iimeelka: [email protected]

Macluumaadka goobta: http://bit.ly/Ecology-MidwayLandfill

Aqoonsiga Goobta Xarunta: Lambarka 2043 Aqoonsiga Nadiifinta Goobta: 4729

Waraaqaha naqdinta goobaha:

Woodmont Public Library 26809 Pacific Hwy S Des Moines, WA 98198 (253) 839-0121

Ecology-Bellevue Office 3190 160th Avenue SE Bellevue, WA 98008-5452 Marka aad leedahay balanta, lahadal 425-649-7190

Waraaqaha dadku ay heli karaan ee ay ka faaloon karaan Washington State Department of Ecology waxay u baahan tahay waraaqo kuwaas oo u ogolaanaya in la sameeyo talaabooyinka Goobta Midway Landfill (Goobta). Seattle Public Utilities (City of Seattle) waxay leedahay oo ay ka shaqaysaa Goobta oo waxay samaysay talaabooyinka nadiifinta 1992. Talaabooyinka cusub ee samaynta gaadiidka cusub waxaa kamid ah dhismaha waxyaabaha tareenka fudud ee Sound Transit iyo Washington State Department of Transportation (WSDOT) habeynta jidka ee Isgoyska 5 (I-5) ee xuduudka bariga ee Goobta. Ecology waxa ay u baahan tahay talaabooyinka caafimaadka bilaa aadanka iyo deegaanka inta lagu jiro sameynta iyo marka la sameeyo kadib. Waraaqaha soo socda ayaa la heli karaa si loo eego oo looga faaloodo:

• Waxka Badalka Wakiilka Ogolaanshaha: waxaa laga bedeley 2006 heshiiska sharciga ah ee u dhaxeeya City of Seattle iyo Ecology.

• Wakiilka Mustaqbalka ee Ogolaanshaha Iibka: heshiis cusub oo sharci oo u dhaxeeya Sound Transit iyo Ecology.

• Waxka Badalka Qorshe Hawleedka Nadiifinta: sharaxa talaabooyinka Ecology ay u baahan tahay si ay u samayso isdhaxgelka ee shayada inta lagu jiro iyo kadib marka la sameeyo Goobta.

• Qorshaha Ka Qaybgalka Shacabka: waraaqaha sheegaya sida dadka ay uga qayb geli karaan nidaamka nadiifinta.

Kulamada iyo dhagaysiga shacabka Waxaanu qaban doonaa kulamo shacab iyo dhageysi si aanu u bixino macluumaad dheeraad ah, ka jawaabto su'aalo, oo aanu u soo uruurino faalooyin. Talaado, Febraayo 11, 2020

7 - 9 habeenimo. Des Moines Elementary School 23801 16th Avenue South Des Moines, WA

Adeegyada turjubaada waxaa lagu heli doonaa Isbaanish, Kuuriyaan, iyo Somali.

Goobta mustaqbalka ee balaandhinta tareenka fudud Sound Transit iyo

Page 2: Goobta Midway Landfill ee Seattle Public Utilities

Barnaamijka Nadiifinta Sunta

Waxaa la daabacay 20-09-160 SM Janaayo 2020 Boga 2

Goobta iyo taariikhda

Goobta ay ku jiraan waa 60 eekar oo ku taal Kent, Washington, inta u dhaxaysa I-5 iyo Highway 99, iyo inta u dhaxaysa S. 252nd Street iyo S. 246th Street. Goobta waxaa leh oo ka shaqeeya City of Seattle - Seattle Public Utilities . Adeega culayska ee Goobta 1945 ilaa 1966; City of Seattle waxaa loo adeegsan jiray in dhulka la buuxiyo ilaa 1983. Bedelka Goobta waxaa la sameeyay 2000.

Isticmaalka dhulka inta u dhaw waxa ay u badneyd aaga la dego iyo hawlo ganacsi. Warshadaha fudud iyo xaruma wax soo saarka ee xuduudka la ah Highway 99 ee aaga. Shaqada hore ee nadaafada

1983, tijaabada gaasta iyo biyaha dhulka waxaa loo arkay inay yeelan karaan gaasta methane oo ay ku jirto biyaha dhulka hoostiiada ee ka yimaada meela la buuxiyay ee u dhaw. Sidaa darteed, waxaa nadiifintu bilaabantay 1985 iyada oo ay hageyso Ecology.

Maajo 1986, goobta waxay ka dhigeen U.S. Environmental Protection Agency (EPA) inay tahay goob Maalgelin Gaar ah oo Qaran.

Sebteember 1988, City of Seattle iyo Ecology waxay diyaariyeen Qaab Daawayn iyo Daraasad si ay u eegaan sunta laga heleyo Goobta, waxay qiimeeyeen ikhtiyaarada kale ee nadiifinta, oo waxay aqoonsadeen ikhtiyaarka kale ee nadiifinta.

1990, City of Seattle iyo Ecology waxay geleen Heshiis Ogolaansho oo lagu sharaxayo ficilka kaas oo horseedaya ilaalinta caafimaadka shacabka iyo deegaanka.

1992, City of Seattle waxay samaysay talaabada daawaynta:

• Waxaa lagu qariyay meelaha la buuxiyay qaab farsameysan, dhawr lakab koofiyad ah oo aan biyuhu ka tefaynin oo leh doog.

• Waxaa lagu rakibey nidaam ka saara gaasta oo lagu xakameeyo medhane.

• Lagu xakameeyay biyaha dusha. • Dayrka dhulka la buuxiyay ee goobta laga geli karo.

City of Seattle waxay ilaalisaa qaababka oo waxay la socotaa tayada biyaha dhulka iyo gaaska dhulka la buuxiyay ee Goobta.

Midway Landfill waxa uu ku yaalaada goobta

Midway Landfill duuga ku yaal

Page 3: Goobta Midway Landfill ee Seattle Public Utilities

Barnaamijka Nadiifinta Sunta

Waxaa la daabacay 20-09-160 SM Janaayo 2020 Boga 3

Talaabada hormarinta lagu taliyay

Labada WSDOT ee soo socda iyo mashaariicda gaadiidka Sound Transit I-5 Corridor ee ku xidhiidhkan Midway Landfill. Qayb yar oo kale oo mashaariicda ah ayaa ka dhici doonta Goobta. Ka eeg sawirada iyo linkiyada bogaga hoose wixii faahfaahin ah. Mashruuca Dhamaystirka WSDOT State Route (SR) 509 waxa lagu dari doonaa khadka dheeraadka ah I-5, iyo Sound Transit Federal Way Link Extension (FWLE) waxaa lagu baahin doonaa tareenka fudud ee Angle Lake Station ee S 200th Street ilaa Federal Way Transit Center. Labada mashruuc waxaa lagu habayn doonaa Goobta, oo FWLE waxaa lagu dhisi doonaa WSDOT I-5 jidka saxda ah (ROW) ee koonaha bari ee Goobta (eeg Qorshaha Goobta ee boga 4).

Waxaa jira waxyaabo lagu buuxiyo dhulka ee WSDOT ROW, oo City of Seattle waxay meesha ka saari doontaa waxyaabaha daruuriga u ah si loo hirgeliyo mashruuca WSDOT. Magaalada Seattle, WSDOT, iyo Sound Transit waxa ay u arkaan inay jiraan faa'idooyin hirgelin ah isku darka mashruuca taas oo buuxinaysa baahiyaha dhamaan hay'ada oo bixineysa qiimaha ugu wanaagsan ee shacabka. Baaxada isku darka shaqada waxaa loola jeedaa “ Mashruuca FWLE Midway.” Qandaraaslaha Mashruuca FWLE Midway waxa uu ka saari doonaa wax badan oo waxa dhulka lagu buuxiyay ah kuwaas oo ah khadka WSDOT iyo dhisida heerka dhulka (oo ah heerka) taas oo waafaqsan tareenka fudud ee Sound Transit.

Balaadhinta Sound Transit Federal Way Link

https://www.soundtransit.org/system-expansion/federal-way-link-extension

Dhamaystirka Mashruuca WSDOT SR 509

https://www.wsdot.wa.gov/Projects/SR509/completion

Goobta Midway

Goobta Midway

Page 4: Goobta Midway Landfill ee Seattle Public Utilities

Barnaamijka Nadiifinta Sunta

Waxaa la daabacay 20-09-160 SM Janaayo 2020 Boga 4

Aaga Mashruuca Federal Way Link Extension (FWLE) Midway ee Goobta Midway Landfill

Page 5: Goobta Midway Landfill ee Seattle Public Utilities

Barnaamijka Nadiifinta Sunta

Waxaa la daabacay 20-09-160 SM Janaayo 2020 Boga 5

Waxka Bedelka Qorshe Hawleedka Dhismaha iyo Nadiifinta

Dhismuhu waxa uu saameyn doonaa Goobta Midway Landfill:

• Daboolka dhulka. • Dhismaha uruurinta gaasta. • Nidaamka maamulida biyaha

dusha ee dalada la socodka ee xuduudka bari ee Goobta.

Shuruudaha Waxka badalka Qorshe Hawleedka Nadiifinta:

• Ka qaadida iyo qaadinta qashinka. • Ilaalinta iyo dayactirka qeybinta

buuxinta dhulka iyo nidaamka dhismaha.

• Ansixinta iyo duwaan gelinta shaqada.

Bayaanka Saamaynta Deegaanka

Shuruudaha State Environmental Policy Act (SEPA) ee mashruuca waa la buuxiyay wixii faahfaahin ah ee Environmental Impact Statements (Bayaanka Saamaynta Deegaanka, EIS) oo ay sameeyeen Sound Transit iyo WSDOT. Eeg linkiyada boga ee boga 3 ee hay'ada deegaanka.

Mulkiyada Dhulka ee Mustaqbalka

kadib marka uu dhamaystirmey Mashruuca FWLE Midway, Magaalada Seattle, Sound Transit, iyo WSDOT waxay sameyn doonaa wixii isbadal ah ee mulkiyada hantida ah. Tareenka Sound Transit FWLE waxa ay iswaafaqsan yihiin hantida wakhtigan ay leedahay WSDOT inay yeelato Sound Transit.

Heshiiska Cusub ee Iisbiga ee u dhaxeeya Ecology iyo Sound Transit waxa uu sharaxa shuruudaha ay Sound Transit ay mudada dheer ugu ilaalineyso qaybteeda Goobta si loo xaqiijiyo inay sii socoto ilaalinta deegaanku.

Waxka Badalka Heshiiska Ogolaanshaha Ecology iyo City of Seattle ee Heshiiska Ogolaanshaha Iibsiga Mustaqbalka ee u dhaxeeya Ecology iyo Sound Transit waxaa la xaqiijin doonaa in la hirgeliyo wixii shuruuda ah ee lagu sharaxay Waxka Badalka Qorshe Hawleedka Nadiifinta.

Waa maxay talaabada xigtaa?

• Janaayo 27 - Febraayo 25, 2020: 30-maalmood oo shacabka ay ka faalayaan.

• Febraayo 11, 2020: Kulamada iyo dhagaysiga shacabka.

• Horaanta 2020: Ecology waxay naqdin doontaa faalooyinka soo gaadhay, oo waxay uga jawaabi doontaa si markaa waafaqsan.

• 2020: Dhismaha mashruuca FWLE Midway.

Midway Landfill iyo I-5 ee koonfurta u jeeda

Page 6: Goobta Midway Landfill ee Seattle Public Utilities

Barnaamijka Nadiifinta Sunta 3190 160th Avenue SE Bellevue, WA 98008-5452

Faalada Shacabka Nadiifinta Goobta Midway Landfill Mudada shacabka ay ka faalayaan

Janaayo 27 – Febraayo 25, 2020

http://bit.ly/Ecology-MidwayLandfill-Comments

Kulamada iyo dhagaysiga shacabka

Talaado, Febraayo 11, 2020 7 – 9 habeenimo. Des Moines Elementary School 23801 16th Avenue South, Des Moines, WA

Información en Español incluida

Macluumaadka oo ku jiran Somali

Macluumaadka oo ku jiran Kuuriyaan

Dalabyada Qaabilaada: Si aad u dalbato qaabilaada ADA oo ay ku jiraan alaabaadka qaab kale ah oo dadka laxaadka la'a ah, waxaad kala hadashaa Ecology 425-649-7000 ama booqo https://ecology.wa.gov/accessibility. Dadka dhagaha culus waxay kala hadli karaan Washington Relay Service 711. Dadka aan hadli karin waxay la hadli karaan TTY ee 877-833-6341.