Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1....
Transcript of Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1....
Qaabka ugu wanaagsanee lagu wanaajin karo siloo helo natiijo wax kuool ah oo sameyn weynku yeelatawaxbarashadadhammaan ardaydadhigata dugsigaaga
Fahamka Qorshaha Guudee Degmada
2019-2022
Soo Bandhiga kooban
1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee
Degmada?
2. Waa maxay Fahamka Qorshaha Guud ee Degmada?
3. Sidee ayey Qorshaha Guud ee Degmada u saameysaa dugsiyadeena?
4. Sideebaa iyo goorma ayaa hirgalidoonaan Qorshaha Guud ee Degmada?
5. Wixii su’aalo ah?
2
Waa maxay sababta aan ugubaahanahay Fahanka Qorshaha
Guud ee degmada?
3
Guudmarka Degmada
• Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis, wali si siman uguma adeegayaan
dhammaan ardayda; marka loo eego natiijooyinka kala duwan ee waxbarashada
taas oo xiiriir la leh jinsiyada iyo dakhliga dhaqaale
• Diiwaangalinta ardayda oo hoos u dhacday
• Qaar ka mid ah waxay sheegeen inuu wal wal ka jiro soo dhaweeyn la’aan jawi
iyo xagga dhaqamada dugsiyadeena
• Dhammaan adeegyada iyo barnaamijyada dugsiyada dadweynaha Minneapoli
waxaa lagu qiimeeyaa in ay yihiin qeyb ka mid ah qorsheyta istiraatiijiyadaha
4 Key Learning from assessment Phase
Natiijooyinka QiimeyntaHoos u Dhaca Diiwaangalinta
• Waxaa saameyn wen ku yeeshay dugsiyada dadweynaha minneapolistartanka ay kula jiraan
(charter schools) iyo dugsiyada degmooyinka kale
• Waxaa saameynta weyn ku yeelatay dugsiyada degmada magaalada Minneapolis oo
dhalmadii ku yaraatay
• Walaaca iyo wal walka laga qabo nabadgalyada, deegaanka waxbarasho iyo qibrada ama
waayo aragnimada waxarashada
• Hoos u dhac weyn ee ka jira waqooyiga Minneapolis oo ka badan kan kan koonfurta
Minneapolis
Dhismeyaasha\iyo Xarumaha MPS
• Isticmaalka dhismaha dugsiyada koonfurta Minneapolis ayaa ka sareeya kan waqooyiga Minneapolis
• Gaadiidka waxuu sameeyaa xulashada dugsiga, in ka badan barnaamijka dugsiga
• Goobaha dhismayaasha ay ku yaalaan iyo baaxadooda Ayaan u dhigmid qiyaasta ardayda
5 Key Learning from assessment Phase
Arrimaha Dheereedka ah
• Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis (MPS) ayaa sanadihii ugu danbeeyey
arruuriyey barnaamijyo, mana loo qorsheynin si ula kac ah barnaamijyadaas
• Maalgalinta dugsiyada dadweynaha Minneapolis ma taageeraan barnaamijyada
hada jira
• Dugsiyada dadweynaha Minneapolis ma siin karaan qofkasta waxuu rabo. Dib u
habeyntaan ayaa badali doona wax walba oo malo ah, ama laga aaminsanaa,
qaababka dugsiyada
6 Key Learning from assessment Phase
Waa Maxay Fahanka Qorshaha Guud ee Degmada?
7
Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis FahamkaQorshaha Guud ee Degmada
Meelaha Diirada La saarayo
1. Waa in laHagaajiyaa horumarinta Waxbarashada dhammaan ardayda
2. Helida Maalgalin joogto ah iyo kordhinta diiwaangalinta ardayda
3. Barnaamijyo loo sinnaan yahay iyo doorashooyin
8 Elements of the Comprehensive District Design
Hagaajiinta Waxbarashada iyoka aflaxida
9
Hadafka Ujeedada Waxbarashada MPS
Ardayda MPS waxay ku qalin jabin doonaan waxbarasho si wanaagsan loo
qaabeeyey iyada oo aan loo eegaynin nambarka boostada ee xaafadahooda
Waa in loo diyaariyaa koorsooyinka waxbarashada PreK-12 oo taageeraaya
hadafka ujeedada himilooyinkaan
• Barnaamijyada waxbarashada ayaa noqon doona kuwo u qalma dhammaan
ardayda dhaqamada kala duwan
• Dhammaan qowmiyadaha ardayda ay ka soo jeedaan, dakhliga soo gala iyo
xaafada ay dagan yihiin waxaa la siin doonaa waxbarashada tayo sare leh oo
loo siman yahay.
• Ardayda iyo qoysaskooda waxay ka dareemi doonaan goob ammaan, soo
dhaweyn iyo ixtiraam dhammaan dugsiyada dadweynaha Minneapolis
10 Improved Academic Achievement
Qaabka Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis Wax u Bari Doonnaan
Dhammaan Dugsiyada ku Yaala Degmada oo Dhan Waxay Bixin doonaan:
• Barnaamijyo kala duwan oo daboolaya baahida ardaydu qabaan
• Adeegyada waxbarashada gaarka ah oo ku wajahan heererka dabeecadaha 1-3
• Tacliinta heerka sare heererka I - III
• Barashada tilmaamaha dareenka bulshada, iyo barashada /xirfad nololeedka, oo
lagu daraayo maadooyinka kale
• Fursadaha waxbarashada shaqsiyadeed
11 Improved Academic Achievement
Xeeladaha Waxbarashada
Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis waxay taageeri doonaan Horumarintaxeeladaha waxbarashada ee kor u qaadaya:
• Aasaaska waxbarashada ardayda dusiyada hoose
• Inla dhiso aragti hal abuur leh, fikradaha qoto dheer, helida dar dargalintawabarashada iyo barashada muusikada dugsiga galinkiisa danbe
• Shaqada koorsooyinka adag ee ardayda fasalada dugsiga dhexe
• In la dhidso xirfado aassaasiga ah, iyada oo loo sii wadaayo helida dar-dargalintawaxbarashada iyo ugu yaraan barashada hal luuqad oo luuqada qalaad ah
• Fursadaha loolanka ee loogu talo galay ardayda dugsiyada sare
• Barasho u dhiganta waxbarashada fasalada adag, fasalo macno weyn u leh fasalkaay qiyaarka u doortaan, iyo helinaanka xirfadaha sahminta farsamada iyo tiknoolajiyada, barnaamijka ka qaadashada fasalada jaamacada PSEO iyo dar-dargalinta waxbarashada.
12
Xeeladaha Waxbarashada
Maalgalin qoto dheer iyo ballaarinta barnaamijyada wax ku oolka ah (K-12)
• In la siiwado saarida diirada afarta mabaadii oo kala ah: Nidaamka QoristaAkhriska, MTSS, waxbarashada dareenka bulshada (ELS )iyo sinaanta
• In la balaariyo si joogto ah barnaamijyada barnaamijyada luuqada qalaadahaqalaad
• In la fuliyo dib u loo soo celiyo ku dhaqanka nidaamka -guud
• In la ballariyo barashada daraasaadka qowmiyadaha laguna dhigo dugsiyada sare
• In la sahmiyo mashruucyada ku saabsan waxbarashadafku was oo loo xusashayfasalada 9aad fasalada curinta ingriiska ELA
• In la bilaabo barnaamijka CTE laguna sameeyo dib u habeynta laguna fidiyodhammaan dugsiyada sare
13
Xeeladaha Waxbarashada
Barnaamijyo cusub oo tijaabo ah; oo diirada saaraya ardayda ay waxbarashadoodu kala duwan tahay
• In la sahmiyo waxbarashada ku dhisan tiknoolajiyada oo loogu talo galaydugsiyada dhexe ( sida, pilot at Franklin, Olson, Northeast and Sanford)
• Fasalada K-2 barashada aqrinta iyo qoraalka oo loogu tala galay ardayda African American and American Indian ardaydaas oo ku liita aqrinta
• In la bilaabo barnaamijka American Indian Achievement Initiative cohort oo lagufulin doono dugsiyada (Anishinabe, Northeast, Sanford, South and Edison)
• In la sahmiyo sii loola sshirkoobi lahaa hayada Children’s Defense Fund si looguhagaajiyo barnaamijka pilot Freedom dugsiga barnaamijkaas oo si buuxda u hirgalaaya sanad dugsiyeedka laguna bilaabi doono dugsiyada (pilot at a Northside elementary)
14
Miisaaniyad Joogto ah iyo Koru Qaadidta Diiwaangalinta
15
Joogteynta & Saadaalin la isku haleyn karo
• Dugsiyada dadweynaha Minneapolis waxay sii wadi doonaan inay sii kordinyaan kartida
howshooada; iyo inay sii wadaan mabda’a dhaqanka maaliyadeed
• In la bilaabo shaqaale la saadaalin karo si qoysasku u ogaadaan jagooyinka laga filaayo
dugsi kastao
• Sanadka u horeeya waxaa ka mid ah shaqaaleynta kal kaaliyaha caafimaadka,la
taliyaha tacliinta,taageerayaal waxbarashada iyo jagooyin kale.
• In la Abuurida barnaamijyo tayo sare leh, iyo barnaamijyo la xiriira dhaqamada ku si loo
soo jiito kooxaha ka baxaaya dugsiyada minepolis oo tiradoodu sareyso
In la Taageero macaamiisha degmada oo dhan iyada oo la bixinaayo tababara loo yaqaano
cultural humility si loo xoojiyo soo dhaweynyta jawiga dugsiyada
Miisaaniyada mustaqbalka waxaa la waafajinayaa baahida si loo gaaro hadafka qorshaha
degmada16 Sustainability and Increased Market Share
Kordhinta Diiwaan galinta ardayda
• In la Abuurida xeelado iyo istraatiijiyad isdiiwaangalinta si loo saxo nidaamka is qoristaaan qumaneyn
• In la bilaabo xoogg saarida diirada waqooyi galbeedka(Northwest and Northeast) iyo waqooyiga bari ee Minneapolis iyo qaar ka mid ah dugsiyada bulshada ee leh baahiyohaystana baaxad weyn
• Fursadaha gaadiidka ee loogu talo galay inay daboolaan baahiyada dugsiyada iyo safarada wadooyinka dugsiga
• Horumarin xirfadeedka lagu taageeraayo adeegyada macaamiisha iyo hagaajintadhaqanka si loo helo kor u qaadista soo daweynta deegaan waxbarasho
• In la abuurida barnaamijyo waxbarasho tayo sare leh, iyo barnaamijyo la xiriiradhaqamada kuwaas oo jiidashad kara kooxaha djhaqamada kala duwan ee dhigta MPS tirada ugu sareeya
17 Sii joogtenta iyo kor u qaadka suuq wadaaga
Abuurida Barnaamijyada Loo Simman Yahay iyo Doorashada
18
Barnaamijyada Loo Siman Yahay iyo XulashadoodaManco u Sameynta Qaabeynta barnaamijyada iyo wada shaqeynta
• Aqoonsiga magaalada oo dhan ,iyo soonayaasha dugsiyada bixiya magnet
• waxbarashada Dugsiyada dariiqyada isku xiran (pathways K-5, 6-8, 9-12
• Dejinta barnaamijyada u qalma dhaqanka iyo luuqadaha ardayda dhiganaaya
fasaladaas
• Taqasuseyaal barnaamijka waxbarashada gaarka ah magaalo weynta K-5, 6-8, 9-
12 dugsiyada pathways
• Helitaanka loo siman yahay manhajyada dheeraadka ah lasiinaayo dhammaan
xaafada oo dhan
• In la sii wadido fursadaha barnaamijyada taqsuska iyo habab waxbarasho oo ku
saleysan baahida dugsiyada bulshada
19
Barnaamijyada Loo Siman Yahay iyo Xulashadooda
Waxbarasho cad oo dugsiyada pathways iyo taageero miisaaniyadagaadiidka oo joogto ah. Qorshaha hada la soo jeediyey waxbarashada pathways waa:
• Dhaqanka iyo luuqada , American Indian, K-12
• Barashada Luuqada iyo Dhaqanka Hmong, K-12
• International Baccalaureate, K-12
• Language Immersion –Isbaanishka, K-12
• Language Immersion –oo dheeraad ah, Qaabeynta Fasalka TBD
• Montessori, K-8
• Barashada Dhaqanka iyo Luuqada Afka Soomaaliga, K-12
• STEAM, K-12
• Muuqaalka bandhiga farshaxanka, K-12
20
Barnaamijyada Loo Siman Yahay iyo Xulashadooda
Waxbarashada Gaarka ah pathways
• In dib loo magacaabo “Citywide program” sida “barnaamijyada Taqasuska
goonida leh;” sidii looga heli lahaa soone kasta iyo si loo qorsheeyo baahida
ardayda iyo naafonimadooda
• Dugsi kasta oo ah dugsiyada dhexe iyo dugsiyada sare waxuu u adeegayaa
dhammaan ardayda iyada oo loo eegaynin naafonimadooda/ heerka adeega ay u
baahan u yihiin ogolaanshaha ardayga dugsi kasta
• Koox dugsiyo dhexe ah oo isku dhafan oo bixinaaya barnaamijyo qaas ah ugu
yaraan 2 fasal oo wada jir ah kana badney ilaa iyo 4 fasal
• Barnaamij gooni ah loogu talo galay barnaamijka SEL iyo waxqabadka dareenka
• In la abuurida barnaamijka qaaska ah ee wadada kugu xiraysa pathways halkii
sooneba kaas oo u ogolaanaya in dhammaan ardayda fasalada wada dhigta inay
isku meel tagaan.21
Sadexda Aragti ee Qorshaha Fahanka Guud La soo
Bandhigay
22
Sadexda Aragti ee Qorshaha Fahamka Guud la sooJeediyey
Ujeedada aragti kasta
• Abuurida qaab lagu taageeraayo horumarka guusha iyo joogteynta ujeedooyinka
• Abaabulka soonayaasha, xaafada, iyo dhammaan degmada fursadaha
waxbarashada degmada oo dhan kuna cad barnaamijyada akadeemiyada
Patways fasalada K – 12
• Ka jawaabcelinta baahida ay u qabaan qoysaska a,mmaanka,tayada,saadaalinta
iyo sinaanta
23
Aragtida 1 – Qaabka Qorshaha Hada jira
• In aan sii heysano Qaababka dhismeedka hada jira ee sadexda soone
• Iinla fiiriyo sida ugu fiican ee gaadiidka loo hagaajinaayo iyada oo dib loo habeynayo waqtiyada xisadaha dugsi kasta uu bilowdo iyo waqtiga uudhammaado iyga oo la fiirinaayo iskuul kasta xaduudaha xaadirida ee kuwareegsan
• Sameynta dib u casriyeenta qaababka waxbarashada gaarka ah
• Waxaa xoogga la saarayaa barnaamijyada iyo tacliinta waxbarashada
• Caqabadaha:
o Lama xaqiijin dhaqaale ahaan la sii wadi karo
o Ballaarinta fursadaha basaska si cadaalad ugu adeegadugsiyada go’dooman
o In lagu weeciyo ilaha kheyraadka barnaamijyada waxbarashada
24 Three Design Models
Aragtida 2 – Qaabka labo soone
• mashruuca gaadiidka iyo barnaamijyada
waqooyi galbeed iyo waqooyiga bari oo
la isku daraayo; iyo kuwa koonfurta bari
iyo kuwa koonfurta galbeed oo la isku
daraayo
• ubadalka 2 qeybood u qaabeysan; oo
aad u waafaqsan qeybta 1aad
• Isku habeynta iyo isku dhafka waxaa uu
saameyn ku yeelanayaa beeqaaminta
gaadiidka
• Sii heysashada barnaamijyada the
pathways iyo magnets-ka waxaa ay ku
jiraan qaabka qorshaha labaad
• Xaduudaha gaadiidka basaska xadidan
• Meelo qaarkood ee haysta barnaamijka
magnetka waxay noqon doonaan
soonaha magnets
• Nooca qaabeynta hada jira wuu isku
darayaa oo beeqaaminaayaa gaadiidka
baska25
Aragtida3– Qaabka Afar Soone
Sidee Ayuu Qorshaha Qaabeynta u Saameyn Doonaa
Dugsigeena?
28
Region Dugsiyada Hoose Heerka FasalkaBarnaamijyada/ Aaga xoogga La
saarayoDugsiyada Dhexe Dugsiyada Sare
Region 1
Jenny Lind Pre K-5 CommunityOlson I.B. MYP Henry
MYP - I.B. Diploma ProgrammeHmong Language & Culture Programming
Loring Pre K-5 Community
Cityview Pre K-5Full Service Community/Turnaround
Arts
Hmong Intl Academy
Pre K-8Hmong Language and Culture Region 1
Lucy Craft Laney Pre K-5 Community
FranklinSTEAM
NorthSTEAMCTE Citywide Center
Nellie Stone Johnson
Pre K-5 Community / Spanish OWDL Magnet
Hall Pre K-5STEAM Magnet
Region 1
Bethune Pre K-5Full Service Community/Turnaround
Arts
Pillsbury PreK-5 Community NortheastI.B. MYPAmerican Indian language and Culture ProgrammingSpanish Language Immersion (Region 1) SY 21-22 (*NSJ Spanish OWDL students to attend)
EdisonMYP - I.B. Diploma ProgrammeAmerican Indian Language and Culture ProgrammingSpanish Language Immersion (SY 24-25)
Waite Park Pre K-5 Community
Sheridan Pre K-5Spanish Language Immersion
Region 1
Webster Pre K-5 Community
Marcy K-8 Open Magnet Region 1Edison South (articulation for Open students)
Heritage 6-12 6-12 Community / Somali Language and Culture
29 Three Design Models
Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Two Region Model
RegionDusiyada Hoose Heerka Fasalka Barnaamijyada/ Aaga xoogga La saarayo Dugsiyada Dhexe Dugsiyada Sare
Region 2
Pratt Pre K - 5 Community AndersenSpanish Immersion Magnet Strand(Includes Windom & Jefferson students wishing to continue Spanish immersion)
SouthAll Nations Open (Citywide)Liberal Arts
RooseveltFor students from Andersen Middle Spanish Dual Immersion
Anne Sullivan Pre K - 5 Community Green Central Pre K - 5 Full Service Community School / OWDL Program magnet
Emerson Pre K-5Spanish Dual Language Immersion Magnet
North of 36th Street
Anishinabe Academy Pre K-5 American Indian Language & Culture Citywide Sanford (depending on home address)
Northeast (depending on home address)
Seward Pre K-8Montessori Magnet (east of 35W)
Barton K-8 Open Magnet South RegionHiawatha-Howe K – 5 Community
SanfordI.B. MYP
RooseveltMYP - I.B. Diploma ProgrammeSpanish Dual Language Immersion
Dowling Urban Environmental K – 5 Magnet East of 35WNorthrop K – 5 Community Bancroft Pre K - 5 PYP Magnet East of 35W
Lake Nokomis – Keewaydin and Wenonah
K - 8 Community
Folwell Pre K - 8 Music and Arts South Region FAIR Music and Arts City Wide
Lyndale Pre K - 5Community
Somali Culture and LanguageSTEAM (Magnet)
Justice PageSomali Language and Culture STEAM (Magnet)
Washburn I.B. Diploma ProgrammeSTEAMBurroughs K - 5 Community
Hale - Field K - 8 CommunityKenny K - 5 Community
AnthonyI.B. MYP(Windom students wishing to continue with Spanish Immersion will pathway to Andersen)
SouthwestMYP - I.B. Diploma ProgrammeSouthwest - I.B MYP
Armatage K - 5 Montessori (west of 35W)
Windom Pre K - 5Spanish Dual Language Immersion Magnet
South of 36th Street
Whittier Pre K - 5PYP and MYP West of 35W
AnthonyI.B. MYP or by community school attendance
Lake Harriet Lower-Upper K - 8 Community Kenwood K-5 Community Anwatin
Bryn Mawr Pre K-5 Community Anwatin
Jefferson PreK-5 Community/Spanish OWDL Magnet Anwatin
30 Three Design Models
Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Two Region Model
31
Goobaha iyo Barnaamijyada
Magaalo weynta
Wilder B-5
Mona Moede B- Pre K
River Bend K-8
Longfellow 6-12
Wellstone 9-12
MPS Academy Career Center
9-12
Transitions Plus 12+
Harrison Education Center
9-12
Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Two Region Model
32
Zone Elementary School Grades Programming / Focus Area Middle School High School
Zone 1
Jenny Lind Pre K-5 Community
Olson
I.B. MYP
Henry
MYP - I.B. Diploma
Programme
Hmong Language
& Culture
Programming
Loring Pre K-5 Community
Olson
I.B. MYP
Cityview Pre K-5 Full Service Community/Turnaround Arts
Olson
I.B. MYP
Hmong Intl
AcademyPre K-8 Hmong Language and Culture Region 1
Lucy Craft Laney Pre K-5 Community
Franklin
STEAM
North
STEAM
CTE Citywide
Center
Nellie Stone
JohnsonPre K-5 Community / Spanish OWDL Magnet
Franklin
STEAM
Hall Pre K-5 STEAM Magnet Region 1
Franklin
STEAM
Bethune Pre K-5 Full Service Community/Turnaround Arts
Franklin
STEAM
Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Four-Zone Model
33
Zone Elementary School Grades Programming / Focus Area Middle School High School
Zone 2
Pillsbury Pre K-5 Community Northeast
I.B. MYP
American Indian
language and Culture
Programming
Spanish Language
Immersion (Region 1) SY
21-22
(*NSJ Spanish OWDL
students to attend)
Edison
MYP - I.B. Diploma
Programme
American Indian Language
and Culture Programming
Spanish Language
Immersion (SY 24-25)
Waite Park Pre K-5 Community
Sheridan Pre K-5Spanish Language Immersion
Region 1
Webster Pre K-5 Community
Marcy K-8 Open Magnet Region 1
Edison
South (articulation for
Open students)
Zone 2
Citywide
Program
Heritage 6-12 6-12 Community/ Somali Language and Culture
Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Four-Zone Model
34
Zone Elementary School Grades Programming / Focus Area Middle School High School
Zone 3
Pratt Pre K - 5 Community
Andersen
Spanish Immersion
Magnet Strand
(Includes Windom &
Jefferson students
wishing to continue
Spanish immersion)
South
Seward Pre K-8 Montessori Magnet - Zone 3 SouthAnne Sullivan Pre K - 5 Community Andersen South
Green Central Pre K - 5Full Service Community School /
OWDL Program magnetAndersen South
All Nations
Open (Citywide)
Liberal Arts Anishinabe Academy Pre K-5American Indian Language &
Culture (Zone 3 - Citywide program)
Sanford or Northeast
(depending on home
address)
Hiawatha-Howe K - 5 Community
Sanford
Roosevelt
MYP - I.B. Diploma
Programme
Spanish Dual
Language Immersion
Dowling K - 5Urban Environmental Magnet –
Zone 3Northrop K - 5 Community
Bancroft Pre K - 5 PYP Magnet - Zone 3
Lake Nokomis – Keewaydin and
WenonahK - 8 Community
Roosevelt
MYP - I.B. Diploma
Programme
Spanish Dual
Language Immersion
Folwell Pre K - 8 Music and Arts Magnet FAIR
Hale - Field K - 8 Community Washburn
Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Four-Zone Model
35
Zone Elementary School Grades Programming / Focus Area Middle School High School
Zone 4
Emerson Pre K-5
Spanish Dual Language
Immersion Magnet
(North of 36th Street)
Andersen
Spanish Immersion
Magnet Strand
(Includes Windom &
Jefferson students
wishing to continue
Spanish immersion)
South
Barton K-8 Open Magnet Zone 4Washburn (or South
for Open)
Lyndale Pre K - 5Community / Somali Culture
and Language/STEAM
Justice Page -Somali
Language and Culture and
STEAMWashburn
Burroughs K - 5 Community
Kenny K - 5 Community Anthony /
I.B. MYP
(Windom students
wishing to continue with
Spanish Immersion will
pathway to Andersen)Southwest /
MYP - I.B. Diploma
Programme
Armatage K - 5 Montessori Magnet Zone 4
Windom Pre K - 5
Spanish Dual Language
Immersion Magnet
(South of 36th Street)
Whittier Pre K - 5 PYP and MYP Magnet
Anthony
I.B. MYP or by community
school attendance
Lake Harriet Lower-Upper K - 8 Community Kenwood K-5 Community Anwatin
Bryn Mawr Pre K-5 Community Anwatin
Jefferson PreK-5Community/Spanish OWDL
MagnetAnwatin
Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Four-Zone Model
36
Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Four-Zone Model
Goobaha iyo Barnaamijyada
Magaalo weynta
Wilder B-5
Mona Moede B- Pre K
River Bend K-8
Longfellow 6-12
Wellstone 9-12
MPS Academy Career Center
9-12
Transitions Plus 12+
Harrison Education Center
9-12
37
Waxaa la Hirgalinayaa SY19-20 SY19-20 Implementation
Hirgalinta wajiga koowaad 1 qaabka fahanka guud:• Sameeynta daraasaadka suurto galka ah dugsiga
Longfellow & Heritage
• Falanqeynta golaha guddiga iyo qayimka bulshadaayaa ka wada xaajoonaaya sidii loo maalagalin lahaadugsiyada yar yar u baahan kabitaan dhaqaale si ay u sii wadaan howsha
• Bilaabida Qorshaha hanashada iyo heysashada MPS
• Dib u eegista noocayada shaqaaleynta
• Bilowga qorsheynta iyo miisaaniyada barnaamijyadawaxbarshada
• Aqoonsiga hababka xulashada ardayga
• Daraaseynta waqtiga waxbaashada iyo talooyinkii la soo jeediyey
• Qorsheyta maalgashiga raasumaalka loo baahanyahay iyo isku filnaanshaha waxbarasha oo ay kamidka yihiin awooda buuxda CTE
• Ka Sinaanta PD dhammaan macalimiinta MPS
• PD ee la xiriira in lagu xoojiyo afartamudnaanada aassaasiga ah ee la soo jeediyey
• Saadaalinta shaqaalaha
• Kala duwanaanshaha taqasusleyaashadugsiyada oo dhan K-5, K-8 & 6-8
• Biloaadida sidii looga hirgalinlahaa adeegyadadhammaan dugsiyada bulshada qaab ahaan 3 goobood
Programming Changes by School Year
38
SY20-21 Implementation SY21-22 Implementation
Hordhaca wajiga 2 ee qorshaha fahanka guud –
xaafada 1 ama Soonaha 1 & 2
• Bilaadibada barnaamijaka STEAM pathway dugsiyada (Hall, Franklin, North)
• Sii wadida shaqaalaha la saadaalinayo
• Daah furka hindisaha Qorista Iyo aqriska K-2
• Bilaabida daahfurka daraasaadka qowmiyadaha
• Hirgalinta natiijooyinka ay bulshada u baahan tahay
• Qiimeynta dhameystiran ee dugsiyada bulshda
• Dugsiyada dib u habeeynta ama la xiraayo
• Siiwadida halbeegsiga afarta wajiyo ee muhiimka ah
Programming Changes by School YearProgramming Changes by School Year
39
SY20-21 Implementation SY21-22 Implementation
Horudhaca wajiga 3 ee qorshaha fahamka guud –
xaafada 2 ama soonaha 3 & 4
• TBD
• Dib u hagaajinta fasalqada heerka K-5 iyo 6-8
• Ballaarinta xarunta CTE
• Isbadalka xadadka laga soo xaadiraayo
• Sameeynata isbadalada gaadiidka basaska
Barnaamijyada Isbadalaaya Sanad Dugsiyeedka
Sidee ayaad Wax badan UgaBaran kartaa oo aad Uga Qeyb
Qaadan kartaa
40
41 Next Steps
Waqtiyada Shirarka xubnaha guddiga ee Qorshaha Fahamka guud ee degmada
Taariikhaha waxqabadka
April 30 (COW) Qorshaha Degmada oo dhan fursadahooda la soo bandhigaayo
April 30 –June 15 Iclaaminta Hpowgalinta Bulshada
May 14 (BOE) Doodaha wada hadalka Qorshaha Fahamka Guud ee Degmada
May 28 (COW) La wadaagida xubnaha gudiga arragtida guud jawaab celinada bulshada
June 11 (BOE) Aqrinta koowaad ee dib ueegidsta akhriso talooyinkii la soo jeediyey
June 12-August 2 Howlgalinta xaggaaga/waxbarashada : tallooyinka iyo fursadaha
August 13 (BOE)La wadaagida jawaab celinada natiijooyinka xaggaaga/jawaabncelida iyo dib u
qaabeynta tallooyinkii la soo jeediyey
August 27Tallaabooyinka go’aanka gudiga Qorshaha fahamka guud ee degmada la soo
jeediyey
Fall 2019 Bilowga hirgalinta sanadka 2 (SY20-21) qorshaha
SY19-20Sameeynta qorshe iyo howgalada loogu talo galay xadadka dugsiyada iyo
isbadelka waqtiga dugsiga ee la hirgalinaayo sanadka SY21-22
SY20-21 Bilaabida wajiga 2 MPS shaqaaleynta/qorshaha suuq geynta
Qaabka Qorshaha fahamka Guud ee MPS: Qorshaha Howlgalka
• Maayo 2019 bilowgahoreee howlgalintanoocyada 3
• hadafka: Ka waramidatusaalooyinka iyo la tashiyada jawaab celinada
• April 30: Latino Parent Advisory Committee
• May 3: Somali Parent Advisory Committee
• May 7: Latino community presentation at
Waite House
• May 15: Hmong Parent Advisory Committee
• May 15: MFT and ESP members (tentative)
• May 16: Zone 3 @ Southwest High School
• May 21: Zone 1 @ Davis Center
Wada Hadalada bulshada degmada Oo dhan iyo Gudiyada PACs
• May 22: Zone 2 @ Wilder
• May 23: Heritage Family Night @ Hmong
International Academy
• May 30: Black Parent Advisory Committee
• May 30: Title VI Parent Advisory Committee
• June 13: Special Education Advisory
Committee
• Internal engagement with MPS staff (Departments and School Staff)
• Individual and group meetings with key community influencers (Board and Leadership)
• Ongoing engagement June-August (Calendar of Events - Summer 2019)
43 MPS Comprehensive Design: Engagement Plan
Qaabka Qorshaha fahamka Guud eeMPS: Qorshaha Howlgalka
Nidaamka howlgalka
• Kooxo Talo bixiyeyaal kooban soo bandhigaaya
• 1:1 Kulamada lala yeelanaayo saamileyda beesha
• Codbixin dhibcey ah ayaa la sameeynayaa inta lagu jiro xaflada bandhigabuylshada
• La wadaagida macluumaadka warbixinada iyada oo loo marinaayowarbaahinta sida raadiyaha, iyo waarbaahinta ku lug leh dhaqamada
• Xogg urruurin iyo warbaahinta bulshada
Su’aalaha?
45